netlify ka waxaan kusoo diyaarsaday ciawaanada layga rabay taaso aan kuso diyaariyay html waxayna ciwanada kala yihiin about home:kasoo kaso qorayay xogta ciwanada oo kooban about me:ciawan kana waxa kaga hadlayay shaqsiyadayda about jus:ciawankana waxaan kaga hadlayay xog ku saabsan jamacada ummada somaliyeed oo aniga dhigto xafdayda:ciawankana xafadayda ayaan xog ka qorayay contact yadayda:ciwankana waan contact yada aniga laygala soo xariiri karo linkigaan ayaad ka halaysaan xogta oo dhamaystiran visit my web